Al-Shabaab oo beenisay hadal ka soo yeeray taliye Jen. Maxamad Tahliil Biixi

War ka soo baxay Al-Shabaab ayaa lagu beeniyay hadal ka soo yeeray taliyaha ciidanka dhulka ee Soomaaliya Jen Biixi ee ahaa in Milatariga Soomaaliya ay dagaalyahano badan ka laayeen Al-shabaab. Jen. Biixi ayaa sheegay in 70 ka tirsan Al-Shabaab oo ay ku jiraan saraakiil ajnabi ah lagu dilay duullaan lagu qaaday shaldhigyo ay kooxdaas ku … Continue reading Al-Shabaab oo beenisay hadal ka soo yeeray taliye Jen. Maxamad Tahliil Biixi